
36,722 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Mushtaaq5584671
Waan cusabahaye yaa isoo dhawayn
@Mahamed32532493
Asc hablaha somaliyyed iyo raga somaliyed
@ruun00
Is it just me, or do all hooyos think long hair is a must?
Today I cut my hair into a bob (which reaches my neck), and Mom was giving 👀 and sighing😭😭
I look pretty and cute, though😍
@Ahsan202
Hadaaa Walalkaa kuu sheegin Halimo inoo talaaa, Markaa Magalada Joogto waxaad leedahay Guur Diyaar uma ah App kana waa jogtaa Next week waa laguu gurin 😁😁🏃♂️🏃♂️🔎📝
@Saalah29984869
Asxaabta galb jimceysan oo wanaagsan meshaan waan ku cusbahay hdaad iiga soo horeysay iiga waran qaabka uu appl yahay hana la isoo dhoweeyo mahadsnid
@shaafici5863
Jimce Wanaagsan. Meeshan Islaan wacanoo aanu isku faataxaysano maka helayaa.
@naciimo52490
GLP wcn😔👋
@MawlidCilmi
Nin ba Wa ayankii ✅