
37,307 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@sahal7
Hello everyone. I rarely come on this app and when I do, I’d like to check on my ppl. Dua for the day: May all y’all find your Halimos & Farahs. ✌🏾
@deeqa764176
Asc dhamaantii waan idin salaamy umada islaamka meel walboo aduunka ka joogtan waxy idiin tahy ha idiin wacnaa to👋
@Sacdia76081897
Waxaa laga yaabaa in qofka aan sugayo uu isaguna meel kale iga raadinayo♥️🙈. Laba qof oo aan weli is aqoon, balse mustaqbalkainey is helaan ay macquul thy. Bal ka warran haddii qofkaagii mustaqbalka uu app kaan ku jiro? 😍💍Nolosha mararka qaar wax aadan filaneyn ayeey macquul ka dhigtaa🤭
@Natalia2977654
Subax Wanaagsan🤍
@Mustafmohame19755350
Duhur wanaagsan.
Toloow roobkan dayaa qalibigii raranka lagu shidy ma rushayni donaa 🍂😔🌧
@Ruun123456
Asc hbn wngsn
@Zubeyribraahim
Asc abaayo hada guur xalaal ah diyaar u tahy luqa iga so qabo wixi calaf isku lenahy wan is heleynaa
Waxaa laga yaabaa in qofka aan sugayo uu isaguna meel kale iga raadinayo. 🥹❤️ Laba qalbi oo aan weli is aqoon, balse mustaqbalka is heli doona. Bal ka warran haddii qofkaagii mustaqbalka uu app kaan ku jiro? 😍💍Nolosha mararka qaar wax aadan filaneyn ayeey macquul ka dhigtaa🤭
@rooda14086347
Hi guys