
social.group.members
🕋 Spirituality, hadiths, Islamic history and teachings. Connect with fellow members in enlightening conversations as we seek a deeper understanding and appreciation of Islam.
@Iraaa20
Sidi roon rabiyow🙌🏻
@AnaMajid
🤍
@tyaleily457835
1+1=... 👏
@farid013
😌
@Khaluudi54321
Asc
@SAAAAAAAAD
✌🏽
@mahmut912460
@Sharmakewadani
Faa'iidooyinka Salaadda Nabiga (SCW):
Allaah wuxuu ku salaadaa (naxariisi) toban jeer.
Dembiyada waa laga tirtiraa, darajooyinka way kordhaan.
Waxay sabab u tahay in la helo shafaacada Nabiga Maalinta Qiyaamaha.
Waxay xoojisaa xiriirka iyo jacaylka Nabiga.
Waxay ka mid tahay sababaha loo aqbalo ducada