
social.group.members
Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.
Gobanimo haday kaa dhab tahay kaama wada guurto🤐
Wanaag ku bedel xumaan kasta, dhoola cadee goortii aad murugeysan tahay, ku qanacsanow halka aad joogto iyo waxa aad heysato. Had iyo jeer cafi cid kasta. Ogow dadku way is bedelaan, qaladaad waa dhacaan, laakiin xusuusnow noloshu waa soconaysaa.