
social.group.members
Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.
✨ Riyooyin waaweyn, dadaal joogto ah.
🌸 Gabar leh himilo sare.
💫 Maalin walba horumar.
🤍 Qalbiga nadiifka ah.
🌹 Qurux iyo akhlaaq.
✨ Guushu waxay timaaddaa dadaal.
🕊️ Deganaan iyo farxad.
💖 Nolol, rajo iyo yididiilo.
🌺 Gabar Muslimad ah oo himilo leh.
⭐ Mustaqbal ifaya ayaan dhisanayaa.
Asc 🌹
Kwrn Qofka aad qalbigaaga si dhab ah u jeclayd hadda maalin aad tagto arooskiisa adigoo aad ogeen in qof la arosaya uu yahay qof aad jecleed waa dareen aan erayo lagu cabbiri karin Mararka qaar noloshu kuma siiso qofka aad rabto balse waxay ku bartaa sida loo aqbalo waxa qoran 💔
Childhood memory
Xasuus ciyaalnimo
Qofaan soo cunin miyaa jira