
social.group.members
From rap and R&B to jazz, pop, or halal Nasheeds, discuss your favorite artists, old legends, and new hits!
💔 Dadkii aan jeclaa way tageen, riyooyinkii aan dhisanayayna qaar badan way burbureen. Maanta waxaan u muuqdaa qof xooggan, laakiin gudaha waxaan la noolahay cidlo, xusuus, iyo xanuun aanan cidna u sheegin. 🤐🔥🥀