
social.group.members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
Hadii hal fursad lagu siiyo noloshaada oo badal lagu dhaho maxaa ka badali laheyd? -iyo sabbta
#maxaa ka badali laheyd
Salaam, is anyone going to the London Somali meet up??
I want someone who loves me more than I give them.
Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya dhimashada dhalashada & jacaylka Waxba laba jeer ma dhacaan—marka laga reebo mala-awaalka
Ha isdhiibin waligaa, waxyaabaha waawayn wakhti ayey qaataan.🌏