Group Hero

Somalia

social.group.members

🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.

Share group
Hamze Indhoyare

@HamzeAli

18 days ago

Jimce wanaagsan asxaabeey.

social.contentViewer.likes
Share
Qalbi uroon

@marayan

18 days ago

Asc asxabta setihiin juma Mubarak

social.contentViewer.likes
1
Share
Farhan jimale

@farhanjimale10

18 days ago

👍🏾

social.contentViewer.likes
Share
Sharmaake Ahmed

@kaafinho88

18 days ago

Maxaa riyo aan lahaa
Rejadu sii dhowr i tidhi.

social.contentViewer.likes
Share
Ismail Barrow

@ismaelbarrow9

18 days ago

Maalin aroos 👌

social.contentViewer.likes
Share
Nazro Hassan

@nazriina211501

18 days ago

Kalaya isbarana qalpiyaalo

social.contentViewer.likes
1
Share
Anonymous

19 days ago

Maqaarkaaga ha ku kharribin kiimiko! 🛑 Adigoo heli kara Centella Set oo 100% ah skincare original ah, waliba qiimo aad u jaban oo ah $10 kaliya lanberka hos kuqoran kasodalbo hda

media
social.contentViewer.likes
Share
Moahamed Moha

@Takbiir

20 days ago

Asc asxabta dalkii jogta maxaad halkan guur uga radin🤔 anka danta ayaa nabady sabab toah isma argno malin kasta shaqo iyo guriga ayaan udaxey naa

social.contentViewer.likes
4
Share
Ali

@AliDem

20 days ago

sida gabdhaha lola hadlo

media
media
media
Share
Sharmaake Ahmed

@kaafinho88

20 days ago

Badanaa Allahayoow
Boholyowga caashaqu
Inta uu barbaar dhibay
Bogga iyo wadnaha beer
Inta uu bukaan baday.
💔🫶

social.contentViewer.likes
Share