Group Hero

Somalis

78,017 members

Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.

Share group

Waxyaabo soo dhaweeya risqiga oo kuu fududeynaya nolosha:
🌷🌿

  1. Suuratul baqara maalin walbo:
    Joogteynta suuratul baqara waxay kuu sahleysaa umuurahaaga waxayna kaa fogeyneysaa balaayada waxayna ducadaada ka yeeleysaa mid aqbal ah waxaadna ka heleysaa degenaan.
    🌿🌷
  2. Istiqfaarta:
    Ku cel celi adiga oo socda adiga oo fadhiya adiga oo howl haya adiga ayaana arki doono sida ay noloshaada u sahlanaato
    🌷🌿
  3. Sadaqada haba yaraatee:
    Sadaqeyso timir rooti canjeero lacag wax walba ood lillaahi u bixiso ood sadaqeysato qaab kale ayey kuugu soo laabanayaan sadaqadana waxay riixdaa oy kaa celisaa balaayada waxaana kuugu furmaya albaabada risqiga
    🌿🌷
  4. Qiyaamulleylka:
    Khaasatan saacadda ka horeysa salaadda subax wey ku badali doontaa noloshaadana dhanka fiican ayey u badali doontaa bi'idnillaah
    🌷🌿
  5. Ducada 🤲:
    Ducada waa sirta guusha ee wax walboo aad dooneyso, alle bari oo weydiiso wixi aad dooneyso oo u sheego baahiyahaaga, ducada waxay badashaa qadarta
    🌿🌷
    Fadlan sii share garee oo kheyrka faafi

#ahmed

8 Likes
Share

“Qofna ha u beddelin shakhsiyaddaada dhabta ha ahaato mid wanaag ama mid xun. Mar walba waxaad ku qurux badan tahay sida uu Alle kuu abuuray, ee mar walba ahaaw sida aad tahay.” From Ahmed Aidarus

1 Like
Share

New profile

3 Likes
1
Share

Haddii lacagta hadasho, maxay kaa sheegi lahayd?

5 Likes
1
Share
Anonymous

29 days ago

I just need to know ….

Why do most Somali men have that mushroom hairstyle cut like it’s Sunnah. It’s not for everyone. 😤
Please, it looks … it just doesn’t suit everyone. Like half of you would look so much better if you actually took the time to figure out what works for your shape, tone and face. Even with clothes. Learn how to dress I beg you brothers.

Same for sisters. I know we can do better. Learn your shapes too and stop wearing the same granny clothes. Look better feel better. Stop dressing like your a hooyo on benefits who works as a door to door carer. Please.

11 Likes
15
Share

Salam alleikum
Jumu’ah Mubarak 🤍
May Allah make us among those whose prayers are accepted and whose sins are forgiven. Don’t forget to read Surah Al-Kahf today it is a light between two Fridays. May Allah fill our hearts with peace and our lives with barakah.

5 Likes
Share