
36,112 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Amiira6582654
Hello guys
Weligaa nolashaada haka saarin
1-ruux kugu yiri garabkaga ayan ahay oo ka run sheegay
2-ruux ku dhaha malintada siday ku ahayd nolashu siday kugu socata ma faraxsantahay
3- ruux marwalba kugu dhaha wan ku duceeya markasta o an alle hor taaganahay🧡🤎
@ismaelbarrow9
Jawiga muqdisho 🌧️