
36,722 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Shamso15723862
Asc qarabo
@Mushtaaq5584671
Noloshu mar walba ma aha sida aan rabno, laakiin waxa ugu muhiimsan waa inaan qalbi wanaagsan, samir iyo rajo ku sii wadno. 🤍✨
Wax kasta oo aad maanta la kulanto, ha illoobin in berri ay noqon karto bilow cusub. 🌸
@xamda59480
Nii away somaliyal
@abdikaniali4
Galab wanaagsan oo qurux badan aynu nafaheena ku qurxino wanaaga iyo jacaylka iyo daawashada cadceeda sii dhacaysa casarkii 🖐 is any one welcoming to me
@raziya660295
Seelayahay walal yaal
@Shamso15723862
Selayahay
@aziiz38816576
Wa subax kale iyo fursad kale allow nagu ilaali malintaan qeerkeeda