
36,721 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@ZayidMahamet
Hi my familay wa idin zlmy🫡
@ABDIRAZAK1
Hoy hoy meeshan halay soo dhaweeyo hadi kle wan iskaga baxayaa 😅
@ABDIRAZAK1
Hoy hoy meshan wan ku cusubahay ha lay soo dhaweeyo
@Riaa79506009
Asc asaxbeyy wan ku cusbahahy Appkan ma layso dhaweena♥️🙃
@Ramlaaizack
Good evening 🌙✨ I’m still young, but I want to try something new and see where it takes me. 🤍🌱✨
Haben Wanagsan ❤️
@Shamso15723862
Asc qarabo
@Mushtaaq5584671
Noloshu mar walba ma aha sida aan rabno, laakiin waxa ugu muhiimsan waa inaan qalbi wanaagsan, samir iyo rajo ku sii wadno. 🤍✨
Wax kasta oo aad maanta la kulanto, ha illoobin in berri ay noqon karto bilow cusub. 🌸
@xamda59480
Nii away somaliyal
@abdikaniali4
Galab wanaagsan oo qurux badan aynu nafaheena ku qurxino wanaaga iyo jacaylka iyo daawashada cadceeda sii dhacaysa casarkii 🖐 is any one welcoming to me