Group Hero

Somalis

77,942 members

Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.

Share group

🥰🥰😍

media
5 Likes
1
Share

Xaqul ciida hala keeno

Share

Eid mubarak ciid mubara isakaso dhiba😂

7 Likes
2
Share

Eid mubarak ✨️ 🎉 Alle aya mahad iska leh nawaafajiye ina kafaaidesana malmihi barakeesna iyo saladi Eidul-Adha. Alle hanaga aqbala acmasha salixa iyo ducoyinkena dhamaan🤲

11 Likes
1
Share

Eid AL ADHA Mubarak.

6 Likes
3
Share

Eid mubarek 😍

media
2 Likes
Share

Maxaan sameeyaa maalinta carafa

Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah

  1. Xilli hore seexo

  2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan.

  3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo

  4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro

  5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)).

  6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso

  7. Akhri ducooyinka weysada kadib

  8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha

  9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo

  10. Akhri qur’aan salaada subax kadib

  11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood

  12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.

  13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin

  14. Akhriso adkaartii subaxda

  15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo

  16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin

  17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood

  18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw

  19. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato.

  20. Badi ku cel celinta
    ‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير،

  21. Casarka tuko

  22. Adkaartii galabta akhriso

  23. Takbiirtii ha iloobin

  24. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar…….

  25. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan
    Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah.

⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka

4 Likes
Share

Hilinkaaga mooyee
Haysu dhiibin haybtaa ❤️.

media
Share

Barito oo talada ah insha Allah waa fcnhy maalinka 9 ee carafa qofkii sooma wuxuu leyahay dambidhaaf 2 sano ah marka halag faa iideysto axbaabii 💗

5 Likes
1
Share