
100,687 members
Meet Somalis from all over the world 🌍 Share your journey and exchange stories with a global community that feels like home.
@haniamoha
❤️ Haddii aad qof jeclaato oo aad rabto inaad noloshaada la wadaagto, maxaad ugu horreyn ka eegi lahayd?
👀 Muuqaalkiisa
🧠 Dabeecaddiisa
❤️ Qalbi wanaaggiisa
🗣️ Sida uu kula dhaqmo
💰 Dhaqaalihiisa
🕌 Diintiisa
🤝 Daacadnimadiisa
Mise wax kale? 👇😂
@cabdulahi33571836
Subax wanagsan
Galab wanagsan
Habeen wanagsan
Xili kasta ee ay idin tahayba
Waqtigu ha idiin waxnaado rag iyo dumarba waxay ahay guurdoon daacad ah, waxan ku noolahay dalka Mozambique,
DA,deyda wa 35 years,
Hal marbaan soo guursadey,
caruur 1 wiilbaa ii jooga, ma dayicin sida ragga qaar sameeyaan,
ilaalsadaa dhaqalaystaa wana wajib ilahay isaaray
Xumaan kuma kala tagin gabadhii wiilka ii dhashay inagoo is jecel oo qófkasta xun yahay in aan kala tagno ayaa kala tagnay wa qiso dheer sabbta aan u kala tagnay Kumana soo koobi karo qoraal
Ugu dambeyn waxan ismoognahay 7 years waxan rabaa qof ii noqoto sidii ay u wanaagsaneed ama iiga sii wanaagsanaata
Aniguna aan ka dhigto boqorad aan ilaalsado moralkeeda iyo qalbigeeda qof aan jano u noqdo iyana ii noqoto Jano
Mahadsanidiin
@Muna22888
Guys 😭 I just realized there’s a Somali group here and I had no idea this whole time 😂
Anyway, hi everyone 👋🏽❤️
Are we actually serious on this app or what? 😭😂
Nice to meet you all. Byeee 💀
@Hassanhidig
Go Go Go umadii ku waasheen, xaa laga wadaa😳
@Saciid5929
Yo wasap somali yaal
@Abdude88
Istqfaartu wa furha Guusha ee badso Dikriga alle markasta iyo goobkasta
@Han75058m
Hi
@ZuweydaAli
Hi
@cabdulahi33571836
Ragu waxay maraan heerarkan
1,waa cunug ama saqiir
2,waa wiil ama kuray(barbaar)
3,waa nin ama Gar-madoobe
4,oday ama Gar-cadaay
5,Duq ama waayeel
6,Cajis ama duq sirqo ah
Hadaba anigu waxan ahay No.3 ee adigu midkee tahay
Next waxan ku xiji doonaa qaybha dumarka maraan iyaguna
@cabdulahi33571836
Jumco wanagsan Gabdhaha iyo wiilasha qoraalkeyga aqrin doona sxbayaal war isiiya
Nolosha qurbaha iyo qurba nacasta war iga siiya sidee noloshu idiin tahay guuleysta dhammaantiin