
36,112 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Natalia2977654
Appkan Finally Waa sameyste Waxa raba Meshan waxa kaqabatan Walalayal😂😂
@Maysa12
Hambalyo Maalinta 1-da Luulyo 🇸🇴🩵
@Gobdon
✨🇸🇴✨
@ibrahim103
Asc asxaabta wa idin salamay jawiga ka warama
@Iiman12444595
Subax wngsn wllyaal
appkan inta Ku jirten maxaa kula yaab badana me niman aad modo Kuwo maran mid naaya iska dhahay yaab 😂
@ismaelbarrow9
Maalin shaqo 🌱
Weligaa nolashaada haka saarin
1-ruux kugu yiri garabkaga ayan ahay oo ka run sheegay
2-ruux ku dhaha malintada siday ku ahayd nolashu siday kugu socata ma faraxsantahay
3- ruux marwalba kugu dhaha wan ku duceeya markasta o an alle hor taaganahay🧡🤎
@ismaelbarrow9
Laba mas'uul oo soomaaliyeed
#xamza
#ismail
@ismaelbarrow9
Oday baadiyo 🍏