
37,307 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Fartuun55952
Hey😂✅️
@Sacdiya38051618
🌿 Xikmad Nololeed 🌿
Noloshu waxay ku bartaa in aadan qof walba qalbigaaga u furin, qof walbana u sheegin sirtaada. Dadka qaar waxay noloshaada ku yimaadaan cashar, qaarna waxay ku yimaadaan farxad.
Ha ka murugoon qof kaa tagay, hana ku khasaarin waqtigaaga qof aan qiimahaaga garanayn. Waxa Alle kuu qoray cid kaa hor istaagi kartaa ma jirto.
Qalbigaaga nadiifi, samirkaaga badi, Alle talo saaro, hana iloobin in waxa kaa tagay aysan mar walba khasaaro ahayn, mararka qaarna ay kuu yihiin badbaado. 🤍🕊️
@Zubeyribraahim
ASC mal mahaan waan is weyni
Wlaha Aan jeclahay
@Shamso15723862
Habeen wanaagsan somaliyey
Garoob rabta qudbo siro raadinayaa.
@Miisha71096067
Noloshu Waa Safar Gaaban
Inta Aad
Joogto ku Nooloow Wanaag Iyo Cafis Joogto
Ah❤️peace and love 🥰
Asc. Waxaan raadinayaa naag da'deeda u dhaxeyso 35 ilaa 50 oo aan caruur u baahneyn.
@MunaManka
Good night my friends 🧡
Hi
@Zubeyribraahim
ASC somaaliya jawiga maanta waa haya kuwaalati
Qofka jawiga kaqaldan yahay Aniga ha ila sohadlo
Waan isla Arkeenaa guleysta