
35,496 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
Soo Koobid: 6-da Tallaabo ee Lagu Horumarinayo Hadalka Kediska ah
Gunaanad: Guusha hadalka kediska ahi waxay ku timaaddaa ku celcelin (Practice), dib-u-eegis (Reflection), iyo helidda aragti-celin (Feedback). Markasta oo aad tababarto, kalsoonidaada iyo xirfaddaada hadalku way sii kordhaysaa.
#Isgaarsiin #HadalFaneed #HorumarNafeed #Leadership
GOOD night.🇸🇴
Samirku waa furaha guusha, qofkii samraana wuxuu gaaraa himiladiisa.”🙏
Naxariistu wax lacag ah kuma kacdo, balse qalbiyo badan ayay bogsiisaa. Qof walba si wanaagsan ula dhaqan, maxaa yeelay ma ogid dhibaatada uu qalbigiisa ku qarsanayo. Alle ha nagu mannaysto qalbi naxariis badan iyo akhlaaq wanaagsan. 🤍
I wonder if the guy who made the Muzz app actually got married through it himself! 😂🤣🤪”
Markaad faraxdid hadi aad oyso
Marka murugooto maxa sameyne🤣
Caawa mid suqara oo meshanku jiro ban arkay anigon ku darsan bu cararaye side ku hela kaas koo la dhafi karo ma eheene🤣