
36,112 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Rahma4182470
Ugu danbayn appka waan imi ee xagee wax ka bilaabaa dee
@ismaelbarrow9
Hello
@ismaelbarrow9
Jimco Kareem 🇸🇴
@zaria337167
Muzz waa samaystey waxaana ka dhige app aan iloobay markaa meelaha ku arko qof sheegaya baan soo cararaa uun ,meeshan horta waxa ugu weyn ee lagu qabto waa maxay 😂
@Queen77f
Helo guy's I'm back back
@Natalia2977654
Appkan Finally Waa sameyste Waxa raba Meshan waxa kaqabatan Walalayal😂😂
@ibrahim103
Asc asxaabta wa idin salamay jawiga ka warama
@Iiman12444595
Subax wngsn wllyaal
appkan inta Ku jirten maxaa kula yaab badana me niman aad modo Kuwo maran mid naaya iska dhahay yaab 😂