
36,112 members
🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.
@Sayid78575581
HAGARDAAMO KUGU TIMID
HALBEEGEEDU WAA SAMIR
@GeneralKow
Gorme la ababuley calanka Somaliyed yuna aha qofki abuley ¿
@Fatma53837193
Hay wan idinsalamay somaliye
@fishal
Xulka qaranka Somalia
gabdhaha qaar maxay filter gar ama shaarub wejiga sartaan. Ilehay gabdho ayu idhin ka dhigay ma tihid nin. Akhas calayk
@Zakariye74350672
Haddii ay dunidu🌏 tahay meel Dhib iyo haraad badan
Adigu waxaad ii tahay
Gabaad naxariis leh❤️
lyo meel aan mar walba ka helo
Degenaan iyo ammaan
Asc somali weyn 🙏♥️🫡👋
@sagalAbdi231
Asc salid ban iibiya wxey u fcn tahay madax xanunka timaha salxayada,bidaarta hada ubahan waa diyaar
@Mohameddaahi
Yaan is baranaa alle dartiis oo an isku jeclaana
@fishal
Banoni iyo gym