Group Hero

المجتمع الصومالي العالمي

109,695 من الأعضاء

تواصل مع زملائك الصوماليين في جميع أنحاء العالم 🌍 شارك رحلتك واحتفل بتراثك واشعر بأنك في وطنك مع أشخاص يفهمونك حقاً.

مشاركة المجموعة
Balqiss Queen

@QueenBalqiss

منذ 15 ساعة تقريباً

Assalamu Alaikum qarabo ani qurba joog here

3 من الإعجابات
1
مشاركة
Habbon Maxamed

@haniamoha

منذ 15 ساعة تقريباً

Qalbiga waxa naxariista ka qaada naftana xishoodka ka yareeya danbiyada kuwasoo aan u aragno wax yar amaba anigoo dareemin caado ka dhiganay waxaan dhamaan nagu waani nayaa inaan dhahno astaqfirulaah markasta dhamaan allah qalbiyadeena hanoo hadeeyo aamin aamin dhamaan 🤲🤲🤲

2 من الإعجابات
مشاركة
Abdalla Basri

@Abdalla26719388

منذ يوم واحد

Asc

3 من الإعجابات
1
مشاركة
Maxamad

@maxamad47713977

منذ 3 أيام

Asc aad ban idin jeclahay🫶🫶🫶🫶

1 إعجاب
مشاركة
Hasan

@San59399299

منذ 4 أيام

Asc

2 من الإعجابات
مشاركة
مجهول

منذ 9 أيام

GUURDOON SOMALI 💍
Shuruudaha ka qaybgalka guurdoonka
Da’da: Qofku waa inuu gaaray da’da sharcigu oggol yahay ee guurka.
Ujeeddo dhab ah: Waa inuu guur xalaal ah doonayo, ee aanu u joogin madadaalo.
Xog sax ah: Waa inuu si daacad ah u sheegaa da’diisa, xaaladdiisa guur iyo halka uu joogo.
Diin iyo akhlaaq: Waa in la tixgeliyaa diinta, akhlaaqda iyo masuuliyadda qofka.
Xaaladda guurka: Waa in si cad loo sheego inuu yahay doob, gabar aan hore loo guursan, la furay ama laga geeriyooday lammaanihii, ama uu qabo xaas.
Asturnaanta: Lama oggola faafinta sawirro ama xog gaar ah fasax la’aan.
Xushmad: Waa in laga fogaadaa aflagaaddo, hanjabaad, hadal anshax-darro ah iyo dhibaatayn.
Wali iyo qoys: Marka guur dhab ah la gaaro, waa in la raaco habraaca shareecada ee wali-ga iyo xuquuqda labada dhinac.

media
3 من الإعجابات
مشاركة
Abumohamed Bakar

@Abumohamed82569132

منذ 11 يوم

التمييز بين الثوابت الشرعية والاجتهادات المرتبطة بظروف معينة.
الاستفادة من مواقف الصحابة في الإيمان والعمل والتضحية.
ثالثًا: السيرة النبوية ليست مجرد قصص تاريخية
من الخطأ أن تُدرس السيرة لمجرد معرفة تواريخ الغزوات وأسماء الأماكن والأشخاص؛ بل المقصود أن تتحول المعرفة إلى إيمان وعمل واقتداء.
فحين يقرأ المسلم عن صبر النبي ﷺ، ينبغي أن يتعلم الصبر. وحين يقرأ عن رحمته، ينبغي أن يرحم الناس. وحين يقرأ عن عدله، ينبغي أن يعدل. وحين يقرأ عن عبادته، ينبغي أن يجتهد في طاعة الله.
رابعًا: من أهم الكتب في السيرة النبوية

  1. الرحيق المختوم
    صفي الرحمن المباركفوري
    كتاب مناسب للمبتدئ والمتوسط، يعرض سيرة النبي ﷺ عرضًا مرتبًا وواضحًا.
  2. السيرة النبوية لابن هشام
    عبد الملك بن هشام
    من أشهر المصادر التراثية في السيرة، وهو تهذيب لسيرة ابن إسحاق.
media
9 من الإعجابات
مشاركة
Mohamed Taha

@alhebir

منذ 12 يوم

السلام عليكم ورحمة الله

مشاركة
Habbon Maxamed

@haniamoha

منذ 17 يوم

🌸🤍 جُمُعَةٌ مُبَارَكَةٌ 🤍🌸

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ أَجْمَعِينَ ﷺ.

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا، وَفَرِّجْ هُمُومَنَا، وَاشْرَحْ صُدُورَنَا، وَيَسِّرْ أُمُورَنَا، وَارْزُقْنَا مِنْ حَيْثُ لَا نَحْتَسِبُ.

اللَّهُمَّ اجْعَلْ يَوْمَ الْجُمُعَةِ يَوْمَ خَيْرٍ وَبَرَكَةٍ وَرَحْمَةٍ وَمَغْفِرَةٍ لَنَا وَلِوَالِدِينَا وَلِجَمِيعِ الْمُسْلِمِينَ.

🤍🌿 جُمُعَةٌ مُبَارَكَةٌ، وَصَلَّى اللَّهُ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ ﷺ. 🌿🤍

7 من الإعجابات
1
مشاركة
Anzal Miyir

@sumayo472696

منذ 18 يوم

Mararka qaar qofku ma waayo qof uu jeclaa oo keliya, wuxuu waayaa qayb ka mid ah naftiisa oo uu qofkaas kula wadaagay.
Waxaan bartay in dadka qaar nolosheena aysan u imaan inay nala joogaan weligood, balse ay u yimaadaan inay wax naga beddelaan, xusuus naga reebaan, kadibna jirkooda sii raacaan.
Qaar waxay kaa tagaan adigoo su’aalo badan qaba, qaarna waxay kaa tagaan adigoo fahmay in jacaylku uusan mar walba ahayn in qof la helo, mararka qaarna uu yahay inaad qof jeceshahay, kadibna aad barato sida naftaada dib loogu soo celiyo.
Haddii aan maanta aamuso, macnaheedu ma aha inaan waxba dareemayn. Waxaa laga yaabaa inaan dareemayo wax badan, balse aan bartay in qalbi kasta u qalmin inuu maqlo wax kasta oo gudaha iga socda.
Waxaan doortay inaan naftayda u naxariisto, inaan wixii iga lumay Alle u dhiibo, oo aan rumaysto in waxa iga tagay uusan ka weynayn waxa Rabbi ii qori doono.
Maalin ayaan dib u eegi doonaa wax walba oo aan soo maray, waxaanan fahmi doonaa sababta qaar loo waayay, sababta qaar loo ilaaway, iyo sababta qaar qalbigayga loogu reebay xusuus aan weligeed tirtirmayn.

media
1 إعجاب
1
مشاركة