Group Hero

Somalia

social.group.members

🇸🇴🕌 A group for people in Somali to connect, support one another, and enjoy meaningful conversations.

Share group

Ilaahay wuu ogyahay xanuunka qalbigaaga ka jira, ilmada indhahaaga go’bo leh iyo ducada bushimahaaga saaran. Abaalmarinta samirkaaga awgeed, wuxuu kuu diyaariyey horumar mucjiso ah. Dadka ugu cibaadada badan, Nebiyadii Alle waxay dareemeen xanuun iyo murugo laakiin weligood kama quusan naxariista Alle. Allena wuxuu si dhab ah ugu suurtogeliyay wax aan macquul ahayn. Runtii Allena kuma culaysiyo naf wax ka baxsan waxay qaadi karto. Sidaa darteed, ogow in Alle ka sarreeyo duruufaha oo dhan.

🫆🍂🙏

media
social.contentViewer.likes
Share

🤦🏾‍♂️

Share

❤️💚waan u xisay

media
Share

Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya dhimashada dhalashada & jacaylka Waxba laba jeer ma dhacaan—marka laga reebo mala-awaalka

social.contentViewer.likes
1
Share

Noqo nooca qofkaad rabto, inaad la-kulanto.🤝

Share

Ha isdhiibin waligaa, waxyaabaha waawayn wakhti ayey qaataan.🌏

Share
Anonymous

10 days ago

Wx agtaada yaalu ragg u galay hayaan dheer 🚶‍➡️—

media
social.contentViewer.likes
3
Share

Caweys wacan saxiibayal ❤️

social.contentViewer.likes
1
Share

Qofka guusha gaara ma aha kan wax walba yaqaan waa kan maalin kasta wax cusub barta 📖🧠
Maskaxda xooggan waxay ka bilaabataa fikir sax ah iyo dulqaad
Mar kasta waan ka dhex muuqannaa kuwa kale marka aqoonta anshaxa iyo kalsoonidu nala socdaan
Yaa dhihi kara Soomaali Carab ma aha? Haddan nahnay Somalia wan ka dhex muuqanaa African kl𩗸🇴
Saykoolajigu wuxuu i baray in qofka qiimihiisu ka yimaado fikirkiisa iyo waxa uu bulshada ku soo kordhiyo✨

media
social.contentViewer.likes
Share