
social.group.members
Marriage is half our Deen 🤲 From wedding planning to relationship and marriage advice, share all your marriage related experiences here with our friendly community ❤️
Dumarkaba xubnaha qaarkood,
baa dumar ka khayr weyne,
Waa dumar midaan diinta iyo, dacadnimada dhaafaynin,
Oo daayinkeed ka cabsata,
oo dunuubta weecata.
Waa dumar midaan suuqa dhex-marayn,
oo gurigeeda daawanaysa,
Oo ninkeeda weji furani iyo,
deggenaan ku soo dhowaysa,
Oo sirtiisana daryeesha,
oo daryeelkeeda garanaysa.
✓Sayid Maxamed Cabdulle Hasan
H
BMW